![]()
Declaration of the Somalia Labour Party Establishment
|
HIMILOYINKA IYO ARAGTIDA XISBIGA ::
2) Himilida Xisbiga waa in Shacabka Soomaaliyeed uu ka gudbiyo fikirka ku saleysan Siyaasad Qabiileedka, una gudbiyo gaarista Nidaamka ku suleysan Xisbiyada.
3) ARAGTIDA XISBIGGA
:: Ka gudubka Siyaasadda Qabiilka iyo dagaallada Sokeeye
:: Dhisidda Bulsho ka fayow Qabiil kuna abtirsata Shaqo iyo meherad Farsamo
:: Dhisidda Bulsho oggol kala dambeyn Sharciyeed iyo nidaam si dib loogu soo celiyo kalsonidii ka luntey Beelaha Soomaaliyeed
:: Dhisidda Shacab diyaar u ah iney dib u dhisaan dhaqaalaha dalka, una siman Sharciga Dalka iyadoo falsafada ay tahay Shaqo iyo wax so saar
:: Dhisidda Bulsho ka fayow musuq maasuqa, fitnada, anshax xumada iyo Nidaam iyo sharci naceebka |
Link - yada kale ee Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Wararka Dunida | |
Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Wararka iyo Dhacdooyinka
|
Maxaa Cusub!!
|
Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed
|
Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed -
|