Home Page ::


Declaration of the Somalia Labour Party Establishment

XISBIGA SHAQAALAHA SOMALIYEED ::


Xisbiga Shaqaalaha Somaaliyeed wa Xisbi Siyaasadeed oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee Somaaliya , loona aas aasey inuu Isbeddel Siyaasadeed oo dhab ah ku sameeyo Siyaasadda Somaliya oo muddo kor u dhaaftey dhowr iyo Labaatab Sano ku so jirtey Jahowareer dhan kasta ah, lana garwaaqsadey baahida loo qabo in la badbaadiyo Dalka, Dadka, Duurjoogta, iyo Kheyraadka ku jira dhulkeyna iyo Badaheyna.

Taariikhda markey ahayd Oktobar 7/2011 ayaa la aas aasey , laguna aas aasey magaalada Toronto, On dalka Kanada (Canada); laguna diiwaangeliyey si KMG ah caasimadda dalka Somaaliya Muqdisho taariikhdu markey ahayd Agosto 11, 2018 , sida ku cad warqadda TIX. XG/DKMG/-16/18 EE Agosto 11, 2018.

Xisbiga Shaqaalaha wuxuu ku shaqeynaayi qaab aan rasmi ahaynin laga soo bilaabo maalintii la aas aasey waxaana si rasmi ah hawlihiisa loo soo shaac bixiyey kadib markii la guddoonsiiyey Shahaadada diiwaangelinta ee Ku Meel Gaarka ah.

Xisbiga wuxuu hawlihiisa u gudanayaa si waafaqsan Dastuurka KMG dalka, iyo kan Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyed si uu u gaarsiiyo Xubnahiisa biseyl Siyaasadeed iyadoo la taaba gelinaayo mabadii'da guud si waasaqsan Falfadii soo jireenka u ahayd Axsaabta Shaqaalaha eek a jira Caalamka in sha Allahu.

Dr. Cali Maxamed Maxamuud (Apollo)
Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha.

Somali Labour Party Other Links

Somali Labour Party News and Events

Somali Labour Party News As It Happens

Somali Labour Party's Facebook

What is New!!

Get Involved with Somali Labour Party

Somali Labour Party Press Releases

Somali Labour Party

Working together for Somalia

Donate Now

Somali Labour Party - (Public Opinions)

You Can Just Ask Us!!

We Welcome Your Valuable Opinions